Ciidamada Dowlada oo qabtay gaari waxyaabaha qarxa saarnaayeen iyo ragii watay

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxa ay ku qabteen gaari waxyaabaha qarxa saarnaayeen iyo ragii watay. Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Hiiraan Xuseen Cismaan Muumin ayaa sheegay in Ciidamada amaanka xaafad katirsan magaalada Baladweyne ku qabteen gaari nuuca Candho Meydlaha loo yaqaan … Continue reading Ciidamada Dowlada oo qabtay gaari waxyaabaha qarxa saarnaayeen iyo ragii watay